DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Botor Loogu Sameeyay Marxuum Prof Caafi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Botor Loogu Sameeyay Marxuum Prof Caafi.
June 24, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo mayaarka magaalada gabiley iyo dadwayne kale ayaa ka qaybgalay aaska alle ha,unaxariistee prof Axmed Xasan caafi oo kamid ahaa aqoonyahan reer somaliland xilal kala duwan kasoo qaybtay xukuumadihii dalka soo maray oo xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa maanta lagu aasay deegaanka boqor ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS