|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maan-deeq Medical Center Oo Si Casri Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Magaalada Istanbul.
June 27, 2021 - Written by Editor:ISTANBUL(W,N)-Maan Deeq Medical Center Oo ah xarun Caafimaad oo loo qalabeeyay si casri ah ayaa Laga furay Magaalada Istanbul ee dalka turkiga taasi oo bixin doonta adeegyo kala duwan oo caafimaad.
Munaasibada xadhiga lagaga jaray xarunta maandeeq center Ayaa waxaa kazoo qaybgalay kuwasi oo iskugu jiro wasiiro ka tirsan dawlada somaliya rayasalwasaarihii hore ee somaliya cumar cabdirashiid cali sharmaake madaxda maamul goboleedyada somaliya qaarkood.
Xarunta caafimaad oo ay hirgaliyeen dad Somali ah ayaa masuuliyiintani ku bogaadiyeen dadaal ay sameeyeen iyo sida ay udabooleed baahi ay dadka somalida uqabeen xarun caafimaad iyagoo ku booriyay in ay dalkii hooyana ku dadaalaan sidii ay ugaadhsiin lahaayeen xarumaha caafimaadka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Muqaal:Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka Hadlay Midnimadii Lixdankii Iyo Waxay Somaliland Ka ... DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Falkii Toogashada Ahaa Ee Ciidanka Boolisku Kula Kaceen Cawaal... Odayaal iyo Waxgarad Ka Hadlay Laba Beelood oo Dagaal Ku Dhexmaray Deegaano Ka Mida Gobolada Awdal ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|