DAAWO;-Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Bandhigay Qaarkamid Ah Dhalinyaradii Eretariya Tababarka Loo Geeyay Oo Kasoo Baxsatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Bandhigay Qaarkamid Ah Dhalinyaradii Eretariya Tababarka Loo Geeyay Oo Kasoo Baxsatay!
June 10, 2021 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Maamul goboleedka Punthland ayaa soo bandhigay qaarkamid ah dhalinyaradii ay dawlada somaliya tababarka ugaysay dalka Eretariya ee ka qaybgalay dagaalkii gobolka tigrey oo soo baxsaday

Sidoo kale dhalinyarada ayaa ka waramay waxyaabihii la kulmay iyo halka ay ku danbeeyeen dhalinyaradi kale ee ay kazoo baxsadeen

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS