DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Aamina Xirsi Wabar Oo Ka Hadashay Guusha Barkhad Batuun Iyo Sobobta Ay U Taageertay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Aamina Xirsi Wabar Oo Ka Hadashay Guusha Barkhad Batuun Iyo Sobobta Ay U Taageertay.
June 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ah ee reer jabuuti aamina xirsi wabar (aamina gacanla” oo kamid ahayd faaniintii taageeray musharax barkhad jaamac batuun islamarkaana usoo qaaday hees uu kaga qaybgalay doorashada ayaa bogaadisay guusha uu ku guulaystay kamid noqoshada xildhibanada golaha wakiilada somaliland

Sidoo kale fanaanad aamina axmed faarax ayaa ka hadashay sobobta ay utaageertay xildhibaan barkhad batuun oo ay sheegtay in ay marwalba la barbar taagan tahay taageero hiil iyo hooba leh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS