|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Eng Maxamed Xaashi Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay, Haayadaha Ku Shaqada Lehna Ugu Baaqay In Baadhaan!
June 8, 2021 - Written by Editor:“Waxaan Leeyahay Waxaa Lagu Qor Qorayo Meela Haasi Anigu Waxaan Ku Jiro Maaha, Facebookna Ma Isticmaalo, Haayadaha Ku shaqada leh Iyo Xeer Ilaalintana Waxaan ka Codsanayaa in Ay Badhaan Dadka Waxaasi Iga Faafinaya” Eng Maxamed Xaashi Hargeysa (W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka dhacday oo uu sheegay in suurto-galinayso Aqoonsi ay Somaliland Caalami ah oo ay hesho in ay soo dadajinayso. Sidoo kale Eng maxamed xaashi ayaa beeniyay in aanu lahayd Facebook magaciisa lagu samaystay oo lagu baahiyay qoraalo lagu dhaawacayo magaciisa iyo samcada uu ku leeyahay bulshada Somaliland isagoo xusay gabi ahaanba in aanu isticmaalin wax facebookga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Naafada Aduunka oo Hargeysa... Madaxweynaha Somaliland Iyo Ergayga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Khadka Telefoonka Kuwada Xid... DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Oo Maanta Magaalada Gabiley Ka Bilowday Qorshaha Samaynta Town Planeka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|