DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Horo-Haadley Ee Waqooyiga Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qaliyay Cuno Qabatayn Dhinaca Biyaha Oo Uu Kula Kacay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Horo-Haadley Ee Waqooyiga Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qaliyay Cuno Qabatayn Dhinaca Biyaha Oo Uu Kula Kacay Madaxwayne Biixi.
June 19, 2021 - Written by Editor:

“Muusoow Cagtaan Nagu Haysaa Oo Waadna Cadaadinaysaa, Ee Caruurihii Ayaa Naga Haraadane, Ilaahay Ka Baqo Oo Biyaha Noo soo Fur”Hooyooyinka Deegaanka Hore Haadley.

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha deegaanka horo haadley ee Waqooyiga Magaalada hargaysa ayaa sida fiinta uga qayliyay Cuna qabatay dhinaca biyaha ah oo uu kula kacay Madaxwaynaha Somaliland oo adeegsanaya wasiirka biyaha iyo Maareeyaha wakaalada biyaha taasi Kuwaasi oo udiiday in ay Qotaan ceelal biyood oo sobobtay in ay qalalaan beerihii Bustaanka ahaa ee ay ka beerteen.

Sidoo kale dadwaynaha deegaanka Hore haadley ayaa baaq Culus udiray xisbiyada mucaaridka iyo goleyaasha la doortay oo Ay Ugu baaqeen in ay ka hadlaan tacadiga iyo cuna qabataynta Ay Kula Kacday Xukuumada Uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi oo isagu deegaanka beerta uu ku leeyahay uu uqodayo ceelkii sedexaad,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS