|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamo Tiro Badan Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Komishanka Ee Hada Lagu Wado In Lagaga Dhawaaqo Natiijada Hordhaca ah Ee Degmada Hargaysa!
June 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xarunta komishanka gobolka maroodi jeex ee lafilayo in goordhow lagaga dhawaaqa Natijada hordhaca ah ee golaha deegaanka hargaysa ayaa la keenay ciidamo tiro badan kuwasi oo Xidhay jidad hormara komishanka halkaasi oo ay joogaan boqolaal kamid ah shacabka magaalada Hargaysa oo ilaa maanta udhagtaagayay dhawaaqa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada gobolka maroodi jeex. Sidoo kale warbaahinta ayaa lagu wargaliyay in aanay gudaha lasoo galin wax telefoona ah iyadoo gabi ahaanba la joojiyay gudbinta warka ee liveka ah Wixii kazoo kordha Kala soco wararkeena danbe
Related posts:DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Khudbad Jawaab Celin Ah Iyo Kaftan Xanbaarsan Ka Jeediyay Madas... Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Huteelka Xukuumiga Ah Ee Hargeysa Club Oo Dhismihiisu Gebogebo Ku Dh... Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga WADDANI Md.Seed Oo Ku Sugan Boorama Kulamo Ujeedkooda La Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|