|
|||||
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo Dawlada Ingiriiska Uxil Saaray Ka Xog Waranka Qadiyada Somaliland Iyo Doorashooyinkii Ka Dhacay!
June 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii dalka somaliland ka Dhacday 31may iyo sida beesha caalamku uga dareen celisay. Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in beesha caalamku qadiyada somaliland uxil saartay dalka ingiriiska. Dhanka kale wasiir kaahin ayaa shaaciyay in dalalka africa oo dhawaan lagu wado in ay doorashdo ka dhacdo lagu xidhay in ay qabtaan doorasho la mid ah tii dhawaan ka dhacday somaliland , HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Xaflad Sagootin Ah U Qabatay Agaasimihii Hore Ee ... Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qashin Buux Dhaafiyay Magaalada Iyo Farii... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobo Caafimaad Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|