|
|||||
WAJAALE NEWS
BAAFIN; Cabdilaahi Yuusuf Samater Oo Baafinaya Khadra Xasan Cabdi Oo Kaga Tagtay Amaano Aduun Oo Culus Magaalada Jabuuti!
June 30, 2021 - Written by Editor:Cabdilaahi Yuusuf Samatar Oo Ah Muwaadin degan Dalka jabuuti Ayaa Baafinaya Gabadh Lagu Magacaabi Jiray Khadra Xasan Cabdi Oo mudo haatan laga jooga ku dhawaad 26 Sano u dhiibatay Amaano Aduun oo Culus taasi Oo Uuna Dib u Arag Wax War Ahna Aanu ka Helin. “Anigoo Ah Cabdilaahi Yuusuf Samatar Waxaan Halkan ka Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi oo intii udhaxaysay 1993 ilaa 1994 ii dhiibatay Amaano Aduun Oo Culus balse aanan dib u Arag ilaa hadana aan hayo Amaanadii Ay Igaga Tagtay khadra Xasan Cabdi. Waxaan halkan kaga codsanayaa Cidkasta oo ay soo Gaadho Fariintaydu oo Garanaysa Khadra Xasan Cabdi Amaba Ay iyada Gaadho Ehel Iyo Asxaaba inay Ilasoo xidhiidhaan, Waxaad Cabdilaahi Yuusuf Samater kala xidhiidhi kartaa Telefoonada Halkan Hoose Ku Qoran; Cabdilaahi Yuusuf Samater TEL: 0025377622774 JABUUTI Whatsapp: 0025377622774 AMA Cabdirasaaq Sh Cali Askar Hargeysa TEL; 00252 634418174 Whatsapp:00252 634418174 HALKAN KAGA BOGO BAAFINTAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Silsiladii Miimleyda Iyo Dulucda Maansada MADAD. Gudoomiye C/rasaaq Ciyaale Oo Noqday Masuulka Gawraca U Qaabilsan Kooxda Isku Bahaysatay In Ay Dalka... DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Cali Guray Iyo Cida Uu Ku Eedeeyay D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|