Ardayda Dugsiyada Sare Iyo fasalada 8aad Ee Somaliland Oo Maanta Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardayda Dugsiyada Sare Iyo fasalada 8aad Ee Somaliland Oo Maanta Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah!
June 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Inka badan 32kun oo arday oo kala ah dusgiyada sare iyo fasalada 8aad ayaa maanta si ramsi ah ugu fadhiistay imtixaanka shahaadiga guud ahaan somaliland.

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay sida uu dalka uga bilowday imtixaanku iyo guud ahaan shaqaalaha iyo ciidamada ka hawlgalaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS