|
|||||
WAJAALE NEWS
Amb Cawil Cali Ducaale Oo Dhaliilay Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka!
June 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Madaxwayne Muuse Biixi Ee arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliland hore usoo noqday Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukumadii ddaahir riyaale amb Cawil Cali Ducaale ayaa ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka dhacay 31may isagoo shacabka iyo madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyay qabashadeeda Sidoo kale Amb cawil cali ducaale ayaa dhaliilay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid oo isku xulufaystay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen shir gudoonka golaha wakiilada iyo badi maayarada dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Waxaynaan Aqoon Baa Ina Soo Galay, Xabaddaa La Iskug Fiiqayaa Xumaan-bay Wadataa?..Nimankaasi Waa Ra... DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Degmada Daarasalaam Oo ka Hadlay Muran Dhuleed Udhexeeya Degmada Aga... DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadlee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|