|
|||||
WAJAALE NEWS
Amb Cawil Cali Ducaale Oo Dhaliilay Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka!
June 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Madaxwayne Muuse Biixi Ee arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliland hore usoo noqday Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukumadii ddaahir riyaale amb Cawil Cali Ducaale ayaa ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka dhacay 31may isagoo shacabka iyo madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyay qabashadeeda Sidoo kale Amb cawil cali ducaale ayaa dhaliilay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid oo isku xulufaystay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen shir gudoonka golaha wakiilada iyo badi maayarada dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Cisbitaalka Magaalada Laascanood ku Booqday Dad Shacab Ah Oo Dhaawac... Jimicsigu Wuxuu Kaalin weyn Kaga Jiraa La Dagaalanka Balwadaha Iyo Helitaanka Caqli Wanaagsan. Wasii... Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley oo Luuqad Adag Kula hadlay Kooxo Hargaysa ka Abaabulay Mudo Haraad ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|