|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Doorashooyinka Dhaawac Ku Ah Oo Kazoo Yeedhay Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha.
May 16, 2021 - Written by Editor:“Waxaa Nasiib Daro ah In Wasaaradii Arimaha Guduhu Aanay Joogin Cid Xilka Uhaysaa “Ama Oromo Ha Ahaado Ama Ajaanib Ha Ahaado Qofku Hadii Uu Kadhka Haysto Wuu Codaynayaa”Xisbiga Waddani HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal doorashooyinka xuquuqda codbixiyayasha Somaliland oo kazoo yeedhay wasir kuxigeenka arimaha gudaha Cabdinaasir Sidoo kale xisbiga wadani ayaa nasiib daro ku tilmaamay in masuulii ugu sareeyay wasarada arimaha guduhu aanu garayan shaqada uu qaranka u hayo hadalka gafka ee uu ku weeraray dad shacab ah oo haysta kaadhkii codbixinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Ma Jiro Wax Horumar Ah Oo Laga Sameeyey Wada Hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya” António Guterres Maamulka gabiley oo dib u dhac ku keenayXaflad lagu xusayay madaxwaynihii hore ee somaliland m.i. ci... Maayarka Caasimada Iyo Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Dhex Dhexaadin Ay Ka Wadaan Xisbiyada Mucaarid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|