“Wajaale Waa Caasimadii Ganacsiga, Wadooyinkeedana Dadka Iska Daaye Gaadiidka Ayaa Ku Kufaya”Gudoomiye Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wajaale Waa Caasimadii Ganacsiga, Wadooyinkeedana Dadka Iska Daaye Gaadiidka Ayaa Ku Kufaya”Gudoomiye Cirro.
May 28, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro oo maanta taageerayaasha xisbigiisa ee magaalada wajaale kaga qaybgalay isku soo bixii ololaha doorashada ayaa sheegay in magaalada wajaale tahay tahay xarunta ganacsiga Somaliland amaba caasimada ganacsiga sida ay  wadooyinkeedu uburbursan yihiin  magaalada wajaale oo ah oo  dadkii daaye ay gaadiidkii ku kufayaan.

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa xisbi xukuumadiga kulmiye ku edeeyay in magaalada ay lacagta uun ka gurtaan balse aanay waxba kusoo celin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS