|
|||||
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Cududooda Kusoo Bandhigay Gabiley Iyo Gudoomiye faysal Oo Kala Qaybgalay.
May 26, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga ucid ee golaha deegaanka iyo wakiilada ayaa cududooda taageero kusoo bandhigay fagaaraha magaalada gabiley halkaasi oo ay iskugu soo baxeen kumaan qof ooo sitay calanka xisbiga iyo astaanka musharaxa ay wataan,
Sidoo kale gudoomiye Faysal iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kala qaybgalay isku soo baxan halkaasi oo uu ka jeediyay hadalo iskugu jira dardaaran iyo arimaha doorashada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Saraakiishii Ururkii SNM Oo Ka Waramay Guda Galkii Hargaysa 31 MAY 1988-Kii Iyo Sidii Ay Wax U Dhace... Daawo: Murashaxa Madaxwayne Xisbiga Waddani Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Cusub Magaalada Ceerigaabo “Abwaan Cabdiraxmaan Abees Wuxu Helay Wuxuu Xaqa Ulahaa, Waxaanan Umahad Naqayaa In Kasta Oo ka Qayb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|