“Sanad Iyo Dhowr Bilood Ayaa Uhadhay Xukuumada Ciyaaraha Sidan Ugashay”Masuuliyiin Xisbiga Wadani Katirsan
May 11, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin iyo musharixiin xisbiga wadani katirsan ayaa galab ka qaybagaly tartan ciyaareed lagu soo gabo gabeeyay magaalada hargaysa kaasi oo ay kooxaha qaar ku ciyaarayeen magacyada musharixiinta.