Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh oo Taageero balaadhan ku soo bandhigay Gabilay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh oo Taageero balaadhan ku soo bandhigay Gabilay.
May 25, 2021 - Written by Wariye:

Gabiley(WJN):- Kumanaan kun oo ku xardhan astaanka calanka wadani iyo sawirada murashaxa Maxamed Cabdilaahi Jamac (Bookh) oo ka mida ah murashaxiita u tartamaya jagada golaha wakiilada Gobolka Maroodi Jeex ayaa soo bandhigay awooda iyo cududa ay  u muujinayaan xildhibaanka tageerayaashan ayaa si xamasadaysan oo firfircooni ku dheehan tahay wadooyinka socod ku marayay

Tageerayaasha ayaa si nabdoon  oo aanay jirn wax khalalaaso ama rabshado ah oo dhexdooda ka dhacay ayaa lug ku soo maray dhamaan wadooyinka hal bawlaha u ah magaalada Gabiley.

 

 

Wariye Akadir Habbane

 

COMMENTS
LINKS