Madaxweynaha JSL Oo Sii Sagootiyay Wufuudii Somaliland Kala Soo Qayb Gashey Xuska Maalinta Qaranimadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Oo Sii Sagootiyay Wufuudii Somaliland Kala Soo Qayb Gashey Xuska Maalinta Qaranimadda
May 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madxawaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa sii sagootiyay wufuudii kazoo qaybgashay xuska maalinta qaranimada Somaliland oo ka kala yimiday dalal door ah.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa uga mahad celiyay kala soo qaybgalka munaasibada sanad guurada 30aad ee Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS