Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Salel Ee Saylac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Salel Ee Saylac.
May 23, 2021 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka sale lee saylac halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS