|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kormeeray Goobo Caasimada Kamid Ah Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen.
May 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta Kormeeray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Sayladda iibka Xoolaha iyo Biriijka kowaad ee caasimada Somaliland ee Hargeysa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|