|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayirka Magaalada Gabiley Oo Agab Buugaag ah Kala Wareegay Qoys Qurba Joog Ah Oo Ku Dhaqan Dalka Australia,
May 4, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay wehliyaan maamulka Maktabada gabiley iyo xubno kamid musharixiinta golaha wakiilada iyo deegaanka ayaa deeq agab buugaag ah kala wareegay qoys qurba joog ah oo reer Somaliland oo ku dhaqan dalka Australia ay ugu soo deeqeen maktabada gabiley.
Maayarka iyo xubnaha kale ee ka hadlay munaasibad ay kula wareegayeen buugaag iyo qalabka loogu talo galay maktabada gabiley ayaa uga mahad celiyay qoyskii kusoo deeqay iyo cidkasta oo kazoo qayb qaadatay in ay soo gaadho maktabada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Waxaynu ku Heshiiinay Inaynu Maalin walba Itoobiya siino Millyan & Boqol kun Oo Dollar- Sh. A... Wasiirka Maaliyadu Iyadaa Dadka Oo Dhan U Sheegtey In Madaxweynuhu Wasiirkii Tacliinta U Haysto Wali... Qaramada Midoobay Iyo Somalia Oo Kala Saxeexday Heshiis Hawada Somalia Muqdisho Loogu Wareejinayo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|