Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Cod Bixinta Ee Deegaanada Gobolka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Cod Bixinta Ee Deegaanada Gobolka
May 31, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo masuuliyin kale ayaa kormeer ukuurgalka sida ay usocoto codbixintu kusoo maray Goobaha Codbixinta ee deegaano katirsan gobolka gabiley.

Sidoo kale maamulka gobolka Kormeerkan ku weheliy xubno kamid ah hogaanka xisbiga kulmiye kuwaasi oo ka warbxiyay sida ay usocoto codbixintu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS