Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Ciidamadii Ilaalinayay Goobaha Codbixinta Ee Gobolada Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Ciidamadii Ilaalinayay Goobaha Codbixinta Ee Gobolada Dalka!
May 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooynka Somaliland ayaa kala diray inka badan 1000 ciidanka booliska ah oo ilaalin doono qaarkamid ah goobaha codbixinta maalinta doorashada ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS