Kala Maan;“Waxaanu Dhir Ku Beernay Madaxtooyada Cusub”Soltelco.+ Milicsiga Dhawaaqa Qoyska Dhibaataysan Ee Ina Xasan Dalab! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kala Maan;“Waxaanu Dhir Ku Beernay Madaxtooyada Cusub”Soltelco.+ Milicsiga Dhawaaqa Qoyska Dhibaataysan Ee Ina Xasan Dalab!
May 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco oo waraysi lala yeeshay ayaa sheegay in ay dhir ku Beereen goobta ay xukuumadu sheegtay in laga dhiga Madaxtooyo oo xoog ciidan lagaga hayso muwaadin Oday Maxamed xasan dalab oo isagu dhulkan uhaysta sharciyad Islamarkaana aan lagaga qaadin sifo sharci ah balse loo Adeegsatay awood ciidan looga gaystay tacadi iyo jidh dil.

DAAWO DHEEL DHEELKA SOLTELCO IYO DHIBTA DHULKAN LOOGU GAYSTAY QOYSKII LAHAA;

 

 

COMMENTS
LINKS