|
|||||
WAJAALE NEWS
Kala Maan;“Waxaanu Dhir Ku Beernay Madaxtooyada Cusub”Soltelco.+ Milicsiga Dhawaaqa Qoyska Dhibaataysan Ee Ina Xasan Dalab!
May 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco oo waraysi lala yeeshay ayaa sheegay in ay dhir ku Beereen goobta ay xukuumadu sheegtay in laga dhiga Madaxtooyo oo xoog ciidan lagaga hayso muwaadin Oday Maxamed xasan dalab oo isagu dhulkan uhaysta sharciyad Islamarkaana aan lagaga qaadin sifo sharci ah balse loo Adeegsatay awood ciidan looga gaystay tacadi iyo jidh dil. DAAWO DHEEL DHEELKA SOLTELCO IYO DHIBTA DHULKAN LOOGU GAYSTAY QOYSKII LAHAA;
Related posts:DAAWO: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 34.Aad Ee Golaha Wakiilada Wasiir Shaqaalaha Wasaaradiisa Ka Hawlgala Wareegto Kaga Mamnuucay In Ay Galaan Madaxtooyada Kuna Tu... Madaxdhaqameedyada Beesha Warsangeli Oo Go’aano Cad Ka Soo Saaray Shirkii Badhan Uga Socday, Una Qu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|