|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuuse Ka Yidhi Dadka Aan udhalan dalka Ee Codaynaya !
May 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ku baaqay in xukuumadu joojiso wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya maadama aanay ka jirin wax dawlad ah oo lala hadli karo Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa digniin culus udiray dad usheegay in aanay somailand udhalan oo codaynaya islamarkaana taageeray hadalkii wasiir kuxigeenka arimaha gudaha jsl. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Taliyaha Ciidanka Milateriga Aaga Buuhoodle Oo Sheegay In Dagaalka Buuhodle U Dhaxeeyo Somali... Halkan Ka Daawo Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Xusbiga KULMIYE... Tahriibayaasha oo la Ogaaday in Lagu Khasbo in ay Xubnahooda Jidhka Iibiyaan si ay Yurub ugu Galaan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|