|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuuse Ka Yidhi Dadka Aan udhalan dalka Ee Codaynaya !
May 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ku baaqay in xukuumadu joojiso wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya maadama aanay ka jirin wax dawlad ah oo lala hadli karo Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa digniin culus udiray dad usheegay in aanay somailand udhalan oo codaynaya islamarkaana taageeray hadalkii wasiir kuxigeenka arimaha gudaha jsl. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Itoobiya oo warbixiyay safar nabadeed ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda... “Maxkamada Uunbaa Wax Xidhi Karta Wasiir Waxba Ma Xidhi Karo, Madaxwaynana Waxba Ma Xidhi Karo” Xild... Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Garyaqaanka Guud Ee Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|