Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Waramay Guulaha Ay Gaadhay Somaliland 30Sano Ee Ay Jirtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Waramay Guulaha Ay Gaadhay Somaliland 30Sano Ee Ay Jirtay
May 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xuska 18may iyo guulaha ay gaadhay somailand mudadaa 30sano ahayd ee ay madaxbanaanida qaadatay isagoo ku baaqay in la joojiyo wadahadalada ay kula jirto somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS