|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Xasuuq Siyaasadeed Ayuu Kula Kacay Beelaha Samaroon Ee Degan Gobolka Gabiley…”Caaqil Cumar Cismaan.
May 20, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Caaqil Cumar cismaan Aw Muxumed oo kamid Ah Madaxdhaqameedka Somaliland ee deegaanada Dilla ,gabiley Iyo wajaale Oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne bixi iyo xisbigiisa kulmiye oo uu sheegay in uu beelaha samaroon ee dega gobolka gabiley maroodi jeex kula kacay xasuuq Siyaasadeed una diiday in xataa ka sharaxo xisbigiisa. Sidoo kale caaqil cumar ayaa beelahaGada buursi ee degan gabiley maroodi jeex ugu baaqay in ay doortaan musharax beesha ee a sharaxan xisbiga Ucid Eng Maxamed Haaruun. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Kaambaynkii Kulmiye ee “Iskuulaadka Waxbarashada Ayaan Bilaash Ka Dhigayaa” Iyo Qaylo Dhaanta... DAAWO; Marwada Madaxweynaha JSL iyo Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada Oo Maanta Booqday Wershada Baca... Daawo: Guddoomiye Cirro Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|