|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Caawa Cisbitaalka Ku Booqday Wariye Cabdiraxmaan fantastic Oo Ciidamo Jidh Dil Ugaysteen.
May 10, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Iyo Qaarkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta hargaysa ayaa caawa Cisbitaalka International ku booqday Suxufi Cabdiraxmaan Faantastic oo lagu dawaynayo kadib markii ciidamo Ay dhaawacyo culus ugaysteen iyagoo Isha Nabar culus ay kazoo gaadhsiiyeen. Sidoo kale Gudoomiyaha solja Sakariye ayaa canbaareeyay falka lagula kacay Suxufi cabdiraxmaan oo ka hawlgala Tvga Eryal isagoo sheegay in aanay ka hadhaynin ciidanka falkaasi ugaystay iyo sida ay uga soo horjeedaan cidkasta oo fal noocaasi ah lagula kaco. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Beeraha Oo Markii Ugu Horeysay Ayax Waxyeelo Ku Haya Deegaanada Somaliland Ku Saaraysa Koo... DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Tima Cade E... Daawo: Xaalada Magaalada Wajaale Khasaaraha Dhimashada iyo Dhawaaca + Magalada Oo Bandoo La Galiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|