Goobaha Codbixinta Ee Gobolka Gabiley Oo Lasoo Xidhay Iyo Wararka Laga Helayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Goobaha Codbixinta Ee Gobolka Gabiley Oo Lasoo Xidhay Iyo Wararka Laga Helayo!
May 31, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Guud ahaan gobolka gabiley ayaa ay sifiican uga dhacday codbixinta doorashada wakiilada iyo deegaanka ay dadwaynuhu ka codaynayeen inka 180 goobood

Sidoo kale goobaha codbixinta ayaa lasoo xidhay iyadoo la filayo in xarunta komishanka ee magaalada gabiley ay soo gaadhaan sanaaduuqda codbixinta iyadoo tirintooda la bilaabay qaarkood

Dhanka kale ilaa hada majirto goobaha codbixintooda ay wax muran ama khilaaf ahi ka dhaceen

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS