|
|||||
WAJAALE NEWS
Faah Faahinta ;Shil Gaadhi Oo Galabta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Tirada Ku Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
May 30, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Isku dhac shil laba gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka magaalada berbera ayaa sobobay dhimashada 5qof iyo dhaawac 8qof oo kale kuwaasi oo dadkii ku dhaawacmay lageeyay Cisbitaalka magaalada berbera. Shilkan dadka tirada badani ku dhinteen ayaa ahaa laba gaadhi oo kala mid tukhaana iyo bas nooca qaada rakaabka Dadka ku dhintay shilkan oo ah ayaa ah shan qof oo rag dhalinyaro ah. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Aaska Marxuum Iskeerse Oo Si Heer Qaran ah Loo... Madaxii Goob Joogayaasha Doorashada Jsl Oo Beeniyey In Uu Xidhiidh La Wadaago Xarunta Dhaqanka Harg... Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay Raadcada Loogu Jiro Gaadhi Inan Yar Ku Jiidhay Magaalada Be... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|