DAAWO;Mas’uuliyiinta Garabka Haweenka Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Weeraray Taliyaha Ciidanka Booliska | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Mas’uuliyiinta Garabka Haweenka Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Weeraray Taliyaha Ciidanka Booliska
May 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Garabka haweenka xisbiga wadani oo maanta warabinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka booliska Somaliland dabagale.

Haweenka ayaa taliyaha ku eedeeyay in uu si gaar ah u bartilmaameedsanayo haweenka musharixiinta ah ee ka sharaxan xisbiyada mucaaridka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS