|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiye Ku xigeenkii Bangiga SOmalilland
May 2, 2021 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews)Ilaahay ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyay gudoomiye ku xigeenkii baanka dhexe marxuum Cumar Aw Yuusuf Buux oo xalay ku geeriyooday caasimada Hargaysa. Marxuumkan ayaa ku suntanaa halgankii hubysnaa ee dib loogu xoreeyay qarankan aan hadhsanano ee Jamhuuriyada Somaliland isaga oo door shariifa ka qaatay dhinaca taakulaynta. Marxuumka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa aasaaskii Jaamacada Hargaysa Khaasatan kuliyada Dhaqaalaha oo uu waqti badan iyo muruq badan galiyay kana aflaxeen ayaatiinka Dalku. Related posts:Xubno Miisaan Leh Oo Kasoo Jeeda Beesha Subeer Awal Oo Lafilayo In Ay Ku Biiraan Xisbiga Wadani Iy... Taliyaha Qaybta Booliiska Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Labada Taliye Ee Degmada Tog Wajaale “Kabaa Iirta Ugu Waawayn Ee Dastuur Laga Galo, Ayuu Saleebaan Galay Maanta, In Loogu Dulqaatana Maah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|