|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiye Ku xigeenkii Bangiga SOmalilland
May 2, 2021 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews)Ilaahay ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyay gudoomiye ku xigeenkii baanka dhexe marxuum Cumar Aw Yuusuf Buux oo xalay ku geeriyooday caasimada Hargaysa. Marxuumkan ayaa ku suntanaa halgankii hubysnaa ee dib loogu xoreeyay qarankan aan hadhsanano ee Jamhuuriyada Somaliland isaga oo door shariifa ka qaatay dhinaca taakulaynta. Marxuumka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa aasaaskii Jaamacada Hargaysa Khaasatan kuliyada Dhaqaalaha oo uu waqti badan iyo muruq badan galiyay kana aflaxeen ayaatiinka Dalku. Related posts:Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii... Shirkada Super Transportation And Logistics: Oo Adeegyo Casri Ah Kusoo Kordhisay Socdaalka Gaadiidka... Laba Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Bada Magaalada Berbera Iyo Tirada Kuwo Kale Oo Laga Soo Badbaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|