DAAWO;-Xuska Maalinta Madax Banaanida Somaliland Ee 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Sweden. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Maalinta Madax Banaanida Somaliland Ee 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Sweden.
May 24, 2021 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta madaxbanaanida somlailand ee 18may ayaa lagu qabtay dalka Sweden taasi oo ka qabsoonta xaunta safaarada somalland ee dalka Sweden.

Munaasibad oo uu soo agaasimay safiirka somaliand ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye Xasan caways ayaa waxaa kazoo qaybgalay jaaliada reer Somaliland ee dalka Sweden iyo masuuliyiin ka socday shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland.

Waxaana halkaasi laga jeediyay khudbada ku saabsan xusnka sanad guurada 30aad ee somaliland

Dhanka kale safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye xasan wacay ayaa ka hadlay munaasibad xuska 18may ayaa hambalyo udiray shacabka reer somaliland isagoo warbaahinta somaliland ugu baaqay in meel uga soo wada jeestaan qarannimada somaliland iyo difaaceega/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS