DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Cududiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa Ololaha Maalintii 2-aad, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Cududiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa Ololaha Maalintii 2-aad,
May 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taageerayaasha xisbiga ucid iyo musharxiinta ka sharaxan ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraa beerta xoriyada ee magaalada hargaysa

Sidoo kale waxaa  iskugu soo baxa taageerayasha ucid kala qaybglay gudoomiye faysal cai waraabe iyo mushrixiinta ka sharaxan deegaanka iyo wakiilada gobolka maroodi jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS