HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta io awqaafta somaliland sheekh khaliil iyo gudi loo saaray arimaha bilshada bisha ciidan oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin cid aragtay bilshada bisha islamarkaana ay caawa tahay ramadaan
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;