|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Cududooda Kusoo Bandhigay Magaalada Wajaale.
May 28, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdilahi Bookh oo usharaxan golaha wakiilada somaliland ee gobolka maroodi jeex ayaa maalintii ugu danbaysay ololaha doorashada wacdaro a dhigay magaalada wajaale kuwaasi oo socod ku maray jidadka magaalada wajaale.
Sidoo kale musharax maxamed cabdilaahi bookh oo hadal ujeediyay taageerayaashiisa ayaa uga mahad celiyay taageerada cududa leh ee ay umuujiyeen isagoo kula dardaarmay in maalinta codayta fartooda ugu hiiliyaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:anacsato Soomaaliyeed Oo Malaayiin Doollar Ku Maal Gelinaya Dalal Bariga Afrika Ku Yaalla Oo Ay Ku J... Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhul Ku Wareejiyay Gudida Jaamacada Quraanka Al Cirfaan Ee Mag... Xildhibaan Xasan Shahar Oo ka Warbixiyay Wadooyin Kala Duwan Oo Ay ka Hirgaliyeen Xaafadaha Bada Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|