DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Aadan Jaamac “Mideeye” Oo Wacdaro Ka Dhigay fagaaraha Beerta Xoriyada Iyo Xarumaha Musharax Ee Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Aadan Jaamac “Mideeye” Oo Wacdaro Ka Dhigay fagaaraha Beerta Xoriyada Iyo Xarumaha Musharax Ee Hargaysa
May 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharax Aadan Jaamac Xadi (mideeye) oo usharaxn golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa maanta siwayn uga dhex muuqday isku soo bixii ololaha xisbiga kulmiye ee beerta xoriyada.

Sidoo kale usharax mideeye ayaa hadal qiiro leh ujeediyay taageeerayaashiisa isagoo kula dardaarmay in maalinta codbixinta ay sidaa umuujiyaan awoodooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS