DAAWO;-Sheekh Aadansiiro Oo Shacabka Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Dad Wanaagsan Doortaan, fursadana Ay Ka Faa,iidaystaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Aadansiiro Oo Shacabka Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Dad Wanaagsan Doortaan, fursadana Ay Ka Faa,iidaystaan!
May 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud “Aadansiiro” oo kamid ah culimada waawayn ee dalka ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in ay dadka wanaagsan doortaan si dalka uu uga hirgalo isbadal iyo sinaan

Sidoo kale sheekh aadansiiro ayaa sheegay in dalku leexday islamarkaana loo baahan yahay in cadaalad la helo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS