|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qasriga Madaxtooyada Somaliland Oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Sanad Guurada 18may Ee madax-banaanida Jsl.
May 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qasriga madaxtooyada somaliland ayaa Caawa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo sanad guuradii 30 aad ee dib ulasoo noqoshada qaranimada somaliland ee 18may. Munaasibad ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxwaynaha somaliland iyo golaha xukuumada,labada gole iyo madaxda asxaabta qaranka Sidoo kale waxaa munaasibad kasoo qaybgalay waftiyo ka kala socday dalal jabuuti, itoobiya, camaroon iyo madax kale oo ka socotay caalamka taasi oo laga jeediyay khudbado la xidhiidha xuska 18may iyo marxaladihii ay soo martay somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Degmada Geed Balaadhan Ee Gobolka Gabile... Barlamaanka Dalka Ethiopia Oo Cod u Qaadaya Xeer lagu Madax bananaynayo Isgaadhsiinta Wadankaasi DAAWO ; Wacdarihii Maanta Ee Madashii Isbahaysiga Murashixiinta Iyo Tageerayasha Maxamed Biixi Yooni... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|