|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Qaarkamid ah Bulshada Magaalada Gabiley Oo Tageero La Barbar Istaagay Musharax Cabdirashiid Haybe Faarax.
May 19, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo odayaal kudhaqan magaalada gabiley ayaa taageero laxaad la barbar istaagay musharax cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad) oo kamid musharixiinta golaha eegaanka ee ka sharaxan xisbiga ucid No;111
Sidoo kale odayaasha gooban ka hadlay ayaa sheegay In taageero hore ooo ay bixiyeen la khadlay balse ay taageersan yihiin musharaxan.
Dhanka kale sheikh ciise sheikh muxumed warsame ayaa dareen celiyay taageerada dhalinyaradan iyo odoyaashan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada ... Dawlada Sacuudiga oo 48 Saac u Qabatay Bn Diplamaasiyiinta IRAN kaga baxaan Dalkooda Iyo Xaalada L... DAAWO ; faananka Maxamed Siciid BK Oo Soo Saaray Heesta Ee “Dhawayso” Iyo Muuqaal Cusub Oo Uu kuso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|