DAAWO;-Musharixiinta Isku Sidkan Ee Farxaan M. Iimaan Iyo Cabdilaahi Aar Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Hargaysa,Xafiisyana Xadhiga Ka Jaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiinta Isku Sidkan Ee Farxaan M. Iimaan Iyo Cabdilaahi Aar Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Hargaysa,Xafiisyana Xadhiga Ka Jaray.
May 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharixiinta isku sidkan ee wakiilada iyo deegaanka hargaysa ee farxaan muuse iimaan iyo cabdilaahi maxamed gaaxnuug “Aar” ayaa maanta oo ay ahayd maalintii ugu danbaysa ololaha doorashada ee xisbiga wadani cududa taageerayaashooda kusoo xafiisyada ay ku leeyihiin magaalada hargaysa.

Sidoo kale musharixiinta ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo ay ku yeelan doonaan xaafadaha magaalada hargaysa.

Dhanka kale labadan musharax ayaa halkaasi kala hadlay taageerayaashooda oo ay ka codsaday in ay codsiiyaan maalinta 31may ee fooda ingau soo haysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/gU8PXGD6khU

COMMENTS
LINKS