DAAWO;-Musharax/Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo Xafiisyo Ka Furtay Degmooyinka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax/Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo Xafiisyo Ka Furtay Degmooyinka Caasimada Hargaysa.
May 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharax xildhibaan Axmed Cabdi Muuse “Axmed Ini”oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex kana sharaxan xisbiga kulmiye ayaa shalay galinkii danbe xafiisyo ka furtay qaarkamid ah degmooyinka caasimada hargaysa.

Sidoo kale taageerayaasha musharax xildhibaan Axmed Ini ayaa kusoo dhaweeyay xafiisyadii uu kusoo maray iagoo ubalan qaaday in codka siinayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS