|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Musharax Golaha Wakiilada Eng Maxamed Haaruun Oo Cududa Taageerayaashiisa Kusoo Bandhigay Magaalada Gabiley
May 23, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharax Eng Maxamed Haaruun oo kamid musharixiinta golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex Ee Xisbiga Ucid ayaa ololihii doorashada ee maanta taageerayaashiisu iskugu soo baxeen fagaaraha magaalada gabiley oo ay kusoo bandhigeen Cududooda. Sidoo kale cuqaasha iyo haweenka iyo dhalinyarada musharax eng maxamed haruun ayaa halkaasi ka jeediyay taageerada ay la barbar taagan yihiin. Dhanka Musharax Eng maxamed Haaruun oo la hadlay taageerayaashiisa ayaa ugu baaqay in ay labarbar istaagaan taageeradooda iyo codba gaar ahaan beeshiisa ku dhaqan gobolka maroodi jeex gabiley iyo wajaale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirkada Dhaweeye oo Ku Guuleysatay Tartan Loo Qabtay Hal-Abuurka Ganacsiga Horumarka Sameeyey,+Oo K... “Somaliya Hadii Ay Kasoo Qaybgalayso Dhoolatuska Berbera, Waxay Ku Imanayaan Sida Dawladaha Kale Ku ... DAAWO; “Hadii ay Maalin Dib U dhacdo Doorashadu, Somaliland Go,doon Siyaasadeed Ayay Galaysaa” ,Gud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|