DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Xuska 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Xuska 18may.
May 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland muuse biix cabdi oo caawa ka hadlayay munaasibad lagu xusayay maalinta dib ulasoo noqoshada qarannimada somaliland ee 18may ayaa ka hadlay arimo doorta midowgii hungoobay ee somaliland iyo somaliya

Sidoo kale madaxwaynaha biixi ayaa siqotodheer uga waramay 30sano ee ay somaliand jirtay iyo waxyaabaha uqabsoomay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS