DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargeysa Musharax Soltelco Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Hoos Yimaada Gobolka M. Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargeysa Musharax Soltelco Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Hoos Yimaada Gobolka M. Jeex.
May 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa mudane cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale usharaxan golaha deegaanka degmada Hargaysa ayaa kormeer ku tagay deegaano hoos yimaada gobolka maroodi jeex kuwaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

Deegaano uu maayarka soltelco kormeerka kusoo maray ayaa kala degmada daarasalaam,haleeya iyo deegaano kale

Waxaana deegaanada uu kormeer kutagay ka hadlay dadwaynaha ku dhaqan kuwaasi oo ubalan qaaday in codkooda siin doonaan.

Sidoo kale maayar soltelco iyo musharax yuusuf kirix ayaa sheegay in ay waxka qaban doonaan baahiyahooga hadii ay kusoo baxaan doorashada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS