DAAWO;-Aqoonyahan Soo Bandhigay Sobobaha Ay Shacabka Gobolka Gabiley Muhiimka Ugu Tahay In Ay Markale Doortaan Maayar Amiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Soo Bandhigay Sobobaha Ay Shacabka Gobolka Gabiley Muhiimka Ugu Tahay In Ay Markale Doortaan Maayar Amiin!
May 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Aqoonyahan Axmed Xuseen Maxamuud Waabari Oo kamid ah  bulshada ku dhaqan gobolka gabiley oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay sobobta ay reer gabiley muhiim ugu tahay in ay doortaan maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar cabdi oo markale usharaxan golaha deegaanka.

Aqonyahankan ayaa sheegay in maayarka gabiley mudadii uu hogaaminayay golaha deegaanka gabiley uu ku guulaystay guud ahaan degmooyinka gobolka gabiley in uu ka hirgaliyo horumar la taaban karo.

Sidoo kale aqoonyahankan ayaa ka waramay sida maayar amiin magaalada gabiley uga dhigay mid la tartanka caasimada gobolada Somaliland isagoo bulshada reer gabiley ugu baaqay in ay doortaan maayar amiin si uu dhamaystiro qorshayaasha horumarineed ee uu ka wado gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS