“Anigu Kaftanka reeraha waxaan u daynayaa Muuse iyo Faysal,” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro
May 25, 2021 - Written by Wariye:
“Kulmiye markii aad doorateen wuxuu yidhi ‘fartiina ayaa eedi doontaan, mar dambe miyaad doonaysan in aad fartiina eeddaan, waxaan idin leeyahay WADDANI Doorta,” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro